Daawo Sawiro ku saabsan Madaxweynaha, Wasiirka Arrimaha Dibidda Kenya iyo Hotelkii lala beegsaday Qaraxii Shalay

Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka ee Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wasiirka arrimaha dibida ee kenya ayaa shir ku lahaa gudaha Hotelka Jazira, hotelkaas oo ahaa kii lala beegsaday qaraxii shalay lala damacsanaa in lagu dilo madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.

  

Print Friendly

Related posts:

Create PDF    Send article as PDF